
Waxaan dadka qurba-joogta iyo dalka joga ka caawinnaa inay si ammaan ah oo la halmaala dhul iyo hanti maguurto ah uga iibsadaan Muqdisho. Kooxdayadu waxay xaqiijisaa lahaanshaha, baartaa dukumentiyada, samaysaa kormeer goobta ah, waxayna ku siisaa taageero maxalli ah oo lagu kalsoonaan karo. Tani waxay ku siinaysaa kalsooni iyo deggenaan maskaxeed ka hor intaadan maalgashan.

We help people abroad and people in Mogadishu purchase land and property in Mogadishu safely and securely. Our team verifies ownership, checks documents, conduct on site inspections, and provide trusted local support giving you confidence and peace of mind before you invest.
CONTACT US NOW
NALA SOO XARIIR HADA
+252613728216
CLICK BELOW TO SPEAK TO US
⇩